War hadda soo dhacay

Deepika Padukone oo soo jiidatay indhaha Shirkado iyo Hollywood

Atariishada quruxda iyo joogga isku darsatay ee Bollywood, Deepika Padukone ayaa soo jiidatay indhaha shirkado ganacsi iyo shirkadda filimada Hollywood. Deepika Padukone ayaa dareenkan gaarka...

Salman iyo Katrina oo mar kale filim isugu yimid

Lammaanayaashii hore ee Bollywood balse kala haray ee Salman Khan iyo Katrina Kaif ayaa mar kale wada jilaya filim kale oo magaciisu yahay Tiger...

Karan Johar oo ilmo mataano ah dhalay isagoo aan guursan Xaas

Filim sammeeyaha iyo filim soo saaraha Bollywood ee Karan Johar ayaa waxaa dhawaan ugu dhashay Isbitaalka Masrani ee Magaalada Mumbai labo mataano ah oo...

Veena Malik oo soo afjareysa guurkeedii 3 sano jirsaday

Aktaradda reer Pakistan ee Veena Malik oo wax yar kaddib markii ay ku soo biirtay shirkadda filimada Hindiga ee Bollywood dhaqsi uga baxday kaddib...

Sonam Kapoor oo go’aansatay in ay joojiso cunista hilibka

Gabadha uu dhalay jilaaga caanka ah ee Bollywood Anil Kapoor ee lagu magacaabo Sonam Kapoor oo ka mid ah jilayaasha hablaha ah ee sida...

RECOMMENDED VIDEOS

POPULAR